Tanzania: Taliye boolis oo shaqada looga qaaday hadal buuq abuuray

Image
Kiiskan ayaa kamid ah dhacdooyin horey oo kusoo laabtay inta badan wadamada qaarada Afrika.

NAIROBI, Kenya - Taliye booliis oo ka howlgala caasimadda dalka Tanzania ee Dodoma, ayaa xilka laga xayuubiyay ka dib hadallo muran dhaliyay oo la xiriiray shaqo lagu badashay tacadi dhanka jinsiga ah.

Horaantii bishan, muuqaal ay kasoo muuqatay gabadh yar oo la faraxumeeyay ayaa la faafiyay, taasoo keentay qeylo dhaan culus. Afar nin ayaa Isniintii diiday eedeymahan.

Axadii, taliyaha booliiska magaalada caasimadda ah ee Dodoma, ayaa ka dhawaajiyay "Haweenayda su'aashu waxay u muuqatay inay ku hawlan tahay shaqo ay ku badalaneyso tacadi”.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Itoobiya oo ku eedaysay Eritrea, Suudaan iyo Masar inay taageeraan kooxaha hubaysan

Taliyaha guud ee ciidanka Itoobiya, Birhanu Jula, ayaa dhammaadkii toddobaadkii sheegay….

  • Afrika

    29-09-2026

  • 07:50PM

Imaaraadka Carabta oo ku baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga sameeyo Itoobiya

Imaaraadka ayaa sheegay in xaaladda cusub ay khatar ku tahay midnimada, madaxbannaanida iyo xasilloonida Itoobiya.

  • Afrika

    26-09-2026

  • 12:34PM