Dowlada Imaaraadka oo 3 billion dollar ugu deeqdey dalka Ethiopia

Image
Image
Image

ADDIS ABABA- Kadib markii dalka Ethiopia booqasho ku tagey dhaxal sugaha Abu Dhabi ahna ku xigeenka taliyaha ciidamada dalka Imaraadka Carabta Sheikh Mohammed bin Zayed ayaa waxaa heshiis hurumarineed oo qiimaihiisu yahay 3 billion ugu deeqey dalkaas.

Warsaxafadeed kasoo baxay wakaalada wararka dalka Isu-taga Imaraadka Carabta “WAM” ayaa lagu sheegey in sanduuqa hurumarinta Abu Dhabi ( ADFD) 3 billion dollar ku bixin dooono sidii dowlada Ethiopia looga caawin lahaa hurumarinta arimaha bulshada iyo dhaqaalaha.

Maalgalintaan ayaa ahaan doonta labo waji sida uu sheegey agaasima guud ee ADFD Mohammed Saif Al Suwaidi. 1billion dollar oo toos loogu shubo Bangiga Dowlada Ethiopia “ National Bank of Ethiopia” taas oo wadankaan ka caawini doonta dhibaatada ka haysata lacagaha adag. Lacagta hartey ( 2 billion dollar) waxay dalkaas ka cawineysa dhinacyada dhaqalaha iyo maalgalinta.

Munaasabada lagu saxiixey heshiiskaan ayaa waxaa goob joog ahaa dhaxal sugaha Abu Dhabi Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan ahna ku xigeenka ciidamada dalka Imaraadka iyo Ra’isal wasaraha Ethiopia.

Maalgalintaan ayaa sidoo kale madaxda dalka Imaraadka ku sheegtey iney dhiirigalineyso ganacsatada UAE iney maalgalin ku sameystaan dalka Ethiopia.

Dhinaca kale booqashada dhaxal sugaha Abu Dhabi ee Ethiopia ayaa ku soo beegmeysa xilli uu xun yahay xiriirka u dhexeeya Villa Somalia iyo Imaraadka Carabta.

Xiriirka isku soo dhowaadey ee Ethiopia iyo Imaraadka Carabta ayaa waxaa uu wax ka badalayaa siyaasada geeska Africa oo ay ku hardamaan wadamada Khaliijka.

Dalka Ethiopia ayaa kamid ah wadamada ciidamada ugu badan ka joogaan kuwasoo dagaalo kula jira kooxda Al Shabaab.

Dowlada Madaxweyne Farmaajo oo sheegtey in Khilaafka u dhexeeya wadamada Khaliijka ka tahay dhexdhexad ayaa waxaa siyaasad ahaan aad ugu dhowdahay dowlada Qadar.

Hoos ka akhri warsaxafadeedka wakaalada wararka Imaaraadka Carabta “WAM” kasoo saartey heshiiskaan oo ku qoran afka Ingriiska.


BU DHABI, (WAM) – Abu Dhabi Fund for Development (ADFD), the leading national entity for development aid, allocated an AED11 billion (US$3 billion) economic aid package to the Ethiopian government to support sustainable socio-economic development in that country.

The purpose of the funding is twofold. ADFD deposited an amount of AED3.7 billion (US$1 billion) in the National Bank of Ethiopia to bolster the country's fiscal and monetary policy, as well as to enhance the liquidity and foreign exchange reserves of its central bank. The remaining AED7.3 billion (US$2 billion) seeks to stimulate the Ethiopian economy and encourage joint investments.

Mohammed Saif Al Suwaidi, Director General of ADFD, and Teklewold Atnafu, Governor of the National Bank of Ethiopia, signed a memorandum of understanding (MoU) outlining the terms of the funding in Addis Ababa, the capital of Ethiopia.

The signing ceremony was held on the side-lines of His Highness Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan’s, Crown Prince of Abu Dhabi and Deputy Supreme Commander of the UAE Armed Forces, state visit to Ethiopia. Government officials and senior representatives of the two entities also attended the signing ceremony.

Speaking on the occasion, Mohammed Saif Al Suwaidi said: "Under the wise leadership of the UAE President His Highness Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, and the directives of His Highness Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, ADFD contributes to the UAE’s efforts to assist developing countries in achieving sustainable development and improving socio-economic conditions."

He added: "In addition to helping Ethiopia overcome the challenges it faces, the funding will encourage the UAE private sector to enter the Ethiopian market and benefit from the investment opportunities it offers."

Furthermore, Mohammed Saif Al Suwaidi noted that the funding will boost the country’s gross national income (GNI) and revitalise key strategic sectors.

For his/her part, Teklewold Atnafu, Governor of the National Bank of Ethiopia, praised ADFD’s role in the UAE’s ongoing efforts to support Ethiopia’s national priorities. He/she added that the Ethiopian government welcomes joint investments with the UAE’s investors across diverse fields.

ADFD’s contribution to the development of Ethiopia dates back to 2012. Since then, the Fund has disbursed AED36.7 million (US$10 million) towards financing the Gedo Fincha-Limlem Peria Road project. The operational 80 km road serves the Oromia Region in the west of the Ethiopian Highlands, facilitating the movement of vehicles and reducing transportation costs.

Since its inception in 1971, ADFD has financed development projects valued at AED80 billion in 88 countries around the world. The Fund focuses on projects that enhance key sectors including renewable energy, transport, infrastructure, agriculture, mining, industry, health care, social services, housing, water and electricity.

Related Articles

Putin oo ku hanjabay inuu qaadi doono tallaabo kaa dhan ah diyaaradaha NATO

Putin ayaa ku hanjabay in haddii reer galbeedku ay Ukraine siiyaan diyaaradaha F-16, ay soo ridi doonaan.

  • Caalamka

    28-03-2024

  • 10:44AM

Saboolnimada awgeed.. Dhaliyarada Iran oo bilaabay inay iibiyaan Kelyahooda

Dadka ku howlan ka ganacsiga xubnaha jirka ayaa ku tartama xubnaha ay bixiyaan ciyaartoyda.

  • Caalamka

    28-03-2024

  • 08:38AM