Xukuumada Soomaaliya oo qaadacday natiijada doorashadda Jubbaland

Soomaliya
By WARIYAHA MUQDISHO , GAROWE ONLINE
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sida ay horey uga dhawaajisay waxay ka hor-timid, waxayna

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in aysan aqoonsaneyn natiijooyinka kasoo baxay doorashooyinka "is-caleema saarka" maanta oo Khamiis ah ka dhacay Kismaayo.

Xukuumadda Federaalka ah ayaa tilmaamtay in talaabadan ay daba socoto in nidaamka coddeynta aanan loo marin habraacii ay dejisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee waddanka.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey