Puntland: Gaas oo magacabey Taliye cusub [Akhri Wareegto]

Image

GAROOWE, Puntland - Madaxweynaha uu waqtigiisa dhamaanayo ee dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabey taliyaha ciidamada xasilinta ee magaalada Caasimadda ah ee Garoowe.

WAREEGTADA:

Xeer Madaxweyne Lr.171 11 November, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Xasilinta Caasimada Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta caasimada Puntland ee Garoowe.
  2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.
     

- DHAMAAD -

Related Articles

Axmed Madoobe oo booqanaya Garowe, xilli uu hakad ku yimid wadahadalladii Muqdisho

Booqashada Axmed Madoobe ee Garowe ayaa sidoo kale fursad u noqon karta wadatashiyo dheeraad ah oo dhex mara labada hoggaamiye.

  • Puntland

    14-11-2026

  • 07:21PM

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ballanqaaday dhismaha isbitaal heer caalami ah

Warbixinta Wasaaradda ayaa muujisay in guud ahaan gobollada Puntland ay ku yaallaan in ka badan 436 xarumood oo caafimaad.

  • Puntland

    03-11-2026

  • 12:14PM