Barnaamijka Qubanaha Ciyaaraha ee Radio Garowe

Image

Garowe [GAROWE ONLINE]- Barnaamijka Qumaha Ciyaaraha ee Radio Garowe ayaa ah mid maalin kasta marka laga reebo maalinta Jimcada ka baxa idaacada ,kaasoo lagu soo qaato qodobada ugu xiisaha badan ee ciyaaraha iyo kala iibsiga ciyaartoyda.

Maanta oo Sabti ah 23.August.2014 waxaan ku falanqaynay horyaalka Dalka Ingiriiska oo galabta iyo caawa ciyaaro adag ay dhacayaan iyadoona ciyaarahaasi dadka dhagayso Radio Garowe ay dhankooda falan qayn ku sameeyeen kana soo hadleen aragtidooda ku aadan.

Sidoo kale Barnaamijka ayaan kusoo qaadanayn Sidee loo arkaa in laacibkii hore ee AC Milan Balotelli uu ku biiro kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska iyo qodobo kale oo xiiso leh.

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyay Cali Cabdi Ducale 

GAROWE ONLONE

Related Articles

Tartanka kubada cagta maamulada oo qarka u saaran inuu fashilmo

Khilaafka salka ku haya maaliyad iyo maamul-xumo ayaa la warinayaa inuu cirka isku-sii-shareerayo.

  • Cayaaro

    18-01-2024

  • 02:41PM

Madaxwayne feeray garsoore kubada cagta ah oo cudurdaartey

Faaruuq Koca ayaa xabsi la dhigay markii falkan uu ku kacay wallow haatan xorriyadiisa dib u helay.

  • Cayaaro

    28-12-2023

  • 05:25AM