X
FAHFAAHIN:

Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya ayaa gaarey 8 kadib markii qof degan Muqdisho uu soo ritay cudurka. Riix Halkan

Guddiga madaxweyne Xaaf oo soo saarey liis Xildhibaano ah

Soomaliya
By WARIYAHA GAALKACYO , GAROWE ONLINE
Tani ayaa xoojineysa cabsida laga qabo in maamulku yeesho hogaan iska soo horjeeda.

GAALKACYO, Galmudug – Guddiga uu magacaabay madaxweyne Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] oo fadhigiisu yahay koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa soo saarey liis Xildhibaano oo ka kooban 68 xubin.

Sidda laga soo xigtay qoraal kasoo baxay guddiga, liiskan ayaa ah "mudaneyaasha saxda ah ee baarlamaanka 2aad ee Galmudug". Tani waxay xoojineysaa cabsida laga qabo in maamulku yeesho laba hogaan.

Hoos ka akhriso liiska

No photo description available.

No photo description available.

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey